Sheekh Shariif iyo Taliyaha ciidanka Xooga Soomaaliyeed oo kulan Xasaasi ah yeeshay

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay taliyaha ciidanka Xooga Soomaaliyeed Janaraal Odawaa Yuusuf Raage. Kulanka ayaa sida aan wararka ku helnay looga hadlay xiisada siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdish ee ka dhalatay mudo kordhinta Xildhibaanada golaha shacabka u … Continue reading Sheekh Shariif iyo Taliyaha ciidanka Xooga Soomaaliyeed oo kulan Xasaasi ah yeeshay